wargeyskadawan.com
Fanaan u Dhashay waddanka Yemen kuna xidhna Magaalada Hargeysa oo Dib u Helay Xoriyadiisa
Hargeysa, (Dawan) Fannaanka Saalax Carab, ayaa laga sii daayay xabsi ku yaalla Hargeysa oo uu in muddo ku xidhnaa. Saalax Carab, ayaa sheegay in uu u mahad celinayo shacabka Somaliland balse aanu …