wargeyskadawan.com
Xukuumadda Somaliland oo Cod-baahiyayaal ku xidhay Jidadka + sawiro
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa cod-baahiyayaal ku xidhay jidadka mihiimka u ah isu socodka gaadiidka iyo dadka, ee magaalada Hargeysa. Codbaahiyayaashaasi ayaa waxaa ka soo baxaya fari…