wargeyskadawan.com
Somaliland Tirada Dadka Qaba Covid-19 oo Kordhay iyo Kiisas cusub ee Maanta ku soo Biiray
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in lix qof oo cusubi ay ku soo bireen tiradii hore ee xannuunka Covid-19, tiradda guudna ka dhigeysa lix iyo konton qof.…