wargeyskadawan.com
Xildhibaan Bidhi Oo Sharaxay Qiimaha Maalinta Qaran-nimadda Somaliland Ee 18-ka May
Burco (Dawan): Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Bidhi, ayaa ka hadlay muhiimadda iyo qiimaha ay leedahay xuska sanadkan ee munaasibadda qaran ee 18-ka May iyo sida looga xusay dalka Somaliland gudihiisa.…