wargeyskadawan.com
Danjiraha Somaliland ee Norway, Denmark iyo Finland oo sheegay in Qaranimada Somaliland imi halgan iyo Dhiig
Oslo(Dawan)Safiirka dalka Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan dalalka Norway, Denmark iyo Finland,danjire Maxamed Maxamuud Aadan ayaa bulshada u soo jeediyey dardaaran la xidhiidha qarannimada Som…