wargeyskadawan.com
Wasaaradda Beeraha Somaliland Oo Lix Baabuur Kala Wareegtay Hay’adda FOA
Hargaysa (Dawan): Wasaaradda beeraha Somaliland ayaa maanta lix baabuur oo ay saran yihiin qalabka buufinta oo loogu tallo galay in lagula dagaalamo Ayax ka dilaacay deegaamdda xeebaha kala wareegt…