wargeyskadawan.com
Badhasaabka Saaxil oo sheegay in bulshadu qaadatay wacyi-gelinta Covid19
Hargeysa(Dawan)-Guddoomiyha gobolka Saaxil Eng. Axmed Cismaan Xasan oo sidoo kalena ah guddoomiyaha guddida heer gobol ee ka hortagga xanuunka Covidd-19, ayaa shir jar’iid oo uu ku qabtay Magaalada…