wargeyskadawan.com
Islaan U Dhalatay Dalka Chile Ayaa Noqotay Qofkii Ugu Weynaa Ee Ka Bogsada Xanuunka COVID-19.
Islaan 111 sanno jir ah oo ku nool wadanka Chile ayaa noqotay qofkii ugu weynaa ee ka bogsada xanuunka faraha baas ku haya caalamka ee COVID-19, waxaanay in muddo ah islaantani u taaley xanuunkan …