wargeyskadawan.com
Wasiirka Warfaafinta oo jawaab ka bixiyey cabasho ka soo yeedhay Telefishanada rayidka
Qore. Saleeban Kalshaale Laascaanood(Dawan)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Jamhuuriyada Somaliland, ayaa jawaab waayeelnimo ku dheehan tahay ugu caqli-celiyey Mulkileya…