wargeyskadawan.com
Shaqaaqo Dhimasho iyo Dhaawac Sababtay oo laba Beelood ku Dhexmartay Deegaanka Buuhoodle iyo Dedaalo lagu xakameynayo oo Socda
Buuhoodle (Dawan) Hal ruux ayaa ku dhintray mid kalena waa uu ku dhaawacmay deegaanka Gocon-dhaale, oo dhinaca waqooyi kaga began degmadda Buuhoodle, kadib markii koox hubeysani ay weerar qaadee…