wargeyskadawan.com
Guri Hogaamiye Caan Ahaa Laga Dhigayo Saldhiga Booliis
Dowladda Austria ayaa sheegtay inguu uu ku dhashay Adolf Hitler loo bedeli doono saldhig booliis. Dhismahan oo muran xooggan uu ka dhashay sanadkii 2016 ayaa dawladda dalkaasi si khasab ah ku iibsa…