wargeyskadawan.com
Dawlad Dhulkeedu 7 Km Yahay!
Jamhuuriyadda xorta ah ee Liberland waa dowlad madaxbanaan oo ku taala dhulka u dhexeeya dalalka Croatia iyo Serbia aagga galbeed ee wabiga Danube. Khariidadaha qaarkood, deegaankan waxaa loo yaq…