wargeyskadawan.com
Hay’adda Dhawrista Tayada oo Gubtay Basal Xumaatay
Berbera-(Dawan)-Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland iyo dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa gubay Basal xumaatay, ka dib markii ay ku dul qoyday doontii ay saarnayd. Basashan oo lagu gub…