wargeyskadawan.com
Waa Maxay Faa’iidada Ama Khasaaraha Caafimaad ee Kalluunka iyo Caanaha la isku Cunaa?
Waxa shaki la’aan ah inaad maqashay talooyin badan oo lagaaga digayo in caanaha iyo kalluunka aad kala ilaaliso, iyo marka aad kalluun cunto ugu yaraan 12-saacadood inaad iska ilaaliso caanaha, had…