wargeyskadawan.com
Muwaadiniin u dhashay Somaliland oo ku xannibnaa Turkiga oo dalka dib loogu oo celiyey
Hargeysa (Dawan)-In ka badan boqol qof oo u dhashay Jamhuuriyadda Somaliland oo ku xanibnaa dalka Turkiga ayaa guddi isxilqaantay oo reer Somaliland ahi dib ugu soo celiyeen dalka, iyaga oo adeegsa…