wargeyskadawan.com
“Dadkii ma Guryaha ayay ku xidhan yihiin, Ma wey ka baxeen, Ma Dhulka ayaa hoos ula Go’ay”Hooyo Kiin Maxamed Cabdillaahi
Hargeysa (Dawan) Waxaa mihiim ah in taxadar taageero iyo daryeel gaar ahba la siiyo hooyooyooyinka danyarta ah ee Muuska ka ganacsadda, si looga hortago saameynta dhaqaale ee ay ka dhaxleen xannu…