wargeyskadawan.com
Somaliland : Diyaarado Ayaxa lagula Dagaalamayo oo Soo Gaadhay
Hargeysa (Dawan) Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland oo kaashanaysa Hay’adda Cuntada Aduunka se FAO waxa ay maanta munaasibad u qabatay diyaarado buufin doona Ayaxa dalka ku habsaday. Wasiir…