wargeyskadawan.com
War-murtiyeed ka soo Baxay Wada Hadallada Somaliland iyo Soomaaliya
Jabuuti (Dawan)- War murtiyeed kooban ayaa ka soo baxay shir hal maalin ah oo ay Jabuuti ku yeesheen Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.…