wargeyskadawan.com
Hawshii Nabadaynta Deegaanka Ceegaag ee gobolka Saraar oo meel Fiican maraya
Ceegaag (Dawan) Wejigii koobaad ee xalinta iyo nabadaynta labada beelood ee walaaalaha ah ee deegaanka Ceegaag shaqaaqadu ku dhexmartay ayaa si habsami ah uga socota degmada Ceegaag ee gobolka Sara…