wargeyskadawan.com
24 Wariye oo u Fadhiistay imtixaankii Qalinjabinta Heerka koobaad ee Jaamacada, ee Kuuliyada Saxaafadda ee Jaamacada Hargeysa + Sawiro
Hargeysa (Dawan) Geedi socodka waxbarasho ee Jamhuuriyadda Somaliland waa mid sidii loo baahnaa uga socda guud ahaanba dalka. Waana mid ka dhaqan galay miyi iyo magaalaba, maada meelkasta oo dalka …