wargeyskadawan.com
Maxaynu ka Faa’iidnay Gar-naqsigii Fagaaraha Wadahadalka? Faallo Cumar Maxamed Faarax
Hargaysa (Dawan): Wax badan oo aynu ka baranay ayaa jira. Kuwaas oo u baahan in fursado loo beddelo. Waa bilowgii guul aynu Madal markhaati leh ka gaadhnay, hasayeeshee ma dhowa xilligii aynu u foo…