wargeyskadawan.com
Michael Rubin oo Mar Kale ugu Baaqay Dawladda Maraykanka inay Xafiis ka Furato Somaliland, waxaanu Naqdiyey Donald Yamamoto
Washington (Dawan) Michael Rubin oo ah Aqoonyahan Maraykan ah oo ka tirsan Machadka American Enterprise Institute, ayaa mar kale ugu baaqay Dawladda Maraykanka inay Xafiis diblomaasiyadeed ka fur…