wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Somaliland oo 5 mashruuc xadhiga ka jaray
Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Somaliland, mudane Muse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhiga ka jaray 5 mashruuc oo ka mid ah wax-qabadka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka ee sanadkan 2020, …