wargeyskadawan.com
Sool: Badhasaabka Oo Ceel Biyood Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Xidh-xidh
Xidh-xidh (Dawan): Badhasaabka gobolka Sool C/qaani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta dhagax dhigay Ceel Biyood Riigg ah oo ku yaalla deegaanka xidh-xidh jihadda dhinaca hawdka ee gobolka Sool. Badhasaa…