wargeyskadawan.com
Madaxweyne ku xigeenka oo Daah-furay Mashruuca ka Hogtaga iyo La Dagaalanka xannuunka Covid-19 ee JPLG + Sawiro
Hargeysa (Dawan) -Mashruuca maamul daadejinta Dawladda Hoose ee loo soo gaabiyo JPLG ayaa sannadkan loo bedelay la dagaalanka iyo ka hortaga Xanuunka Covid19, iyadoo laga fulinaayo degmooyinka dalk…