wargeyskadawan.com
Madaxweye Ku-Xigeenka Somaliland Oo Burco Lagu Soo Dhaweeyay
Burco (Dawan): Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta safar shaqo ku tegay magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdhe…