wargeyskadawan.com
Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay Muddo kooban
Hargeysa (Dawan) War qoraala oo ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dowlada ayaa lagu caddeeyay in shaqaalaha dowladu fasax yihiin, xuska 26 juun awgeed.