wargeyskadawan.com
Cusbitaalka Booliska Burco Oo Adeegyo Caafimaad Siinayaya Ciidanka
Burco (Dawan): Cusbitaalka ciidamadda booliska ee gobolka Togdheer ayaa maanta laga daah-furay adeegyo caafimaad oo loogu tallo galay in ay ka faa’iidaystaan ciidamadda booliska ee gobolkaasi. Barn…