wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha WADDANI oo ka Hadlay ansixinta 2 Xubnood ee xisbiyada mucaaridka Somaliland
Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro” ayaa si weyn u soo dhaweeyay, talaabadii xildhibaanada golaha wakiillada S…