wargeyskadawan.com
Dilla: Qoysas Danyar ah oo Raashiin La Gaadhsiiyey
Dilla-(Dawan)- Maamulka degmada Dilla oo ka tirsan gobolka Awdal ayaa deeq raashin ah gaadhsiiyey shan boqol oo qoys oo ku dhaqan degmadaas. Sida uu ku soo waramayo wariye Abokor Xasan Caafi…