wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Gobolka Sool oo baaq nabadeed u diray beello ku dagaalamay Horufadhi
Guddoomiyaha Gobolka Sool, Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo ay mar kale colaad sokeeye ku dhex martay deegaamo ka tirsan Buuhoodle. Maleeshiyaad hubaysan, …