wargeyskadawan.com
Boorama: Xukuumadda oo Agab Caafimaad Gaadhsiisay Gobolka Awdal
Boorama-(Dawan)- Wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa gobolka Awdal gaadhsiisay deeq kala duwan oo isugu jirta Gaadhi Ambalaas, mishiinka lagu baadho xannuunka Covid-19, shan iyo lixd…