wargeyskadawan.com
Taiwan oo Sii Xoojinaysa Cilaaqaadka Ay La Leedahay Somaliland
Taipei, (Dawan) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda (MOFA) ayaa Isniintii maanta mar kale ku celisay in Taiwan ay sii xoojinayso xidhiidhka laba geesoodka ah ee ay la samaysay Somaliland ka dib markii wa…