wargeyskadawan.com
Wasaaradda Deegaanka Oo Xoolaha Dib Ugu furtay Seeraha Ban-cawl
Burco (Dawan): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa dib u furtay seeraha deegaanka Ban-cawl ee gobolka Togdheer oo muddo saddex bilood ah xoolaha ka xidhnaa. Waxaana see…