wargeyskadawan.com
Guddida Xakamaynta Xanuunka Covid19 oo Agab Caafimaad kala Wareegtay Hay’adda Qaxoontiga Adduunka ee UNHCR.
Hargeysa (Dawan) Guddida heer Qaran ee ka hortaga iyo xakamaynta xannuunka Covid-19 ayaa agab caafimaadk kala wareegay Hay’addda Qaxoontiga adduunka ee UNHCR, qalabkaasi oo loogu talo galay in lagu…