wargeyskadawan.com
Wasiirka Caafimaadka Oo Gaadiid iyo Qalab Caafimaad Ku Wareejiyay Maamulka Sool
Laascaanood (Dawan): Wasiirka caafimaadka Somaliland Cumar Cali C/laahi, ayaa maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood ku wareejiyay gawaadida gar-gaarka deg deg ah iyo qalab caafimaad. Wa…