wargeyskadawan.com
Maalqabeen Saacado Badan Nadiifiye Ah!
Maalqabeenka Yu Youzhen oo 53 sano jirtay oo dalka Shiine ah ayaa haddana ka mid ah shaqaalaha nadiifiya wadooyinka magaalada Wahun. Mushaharkeeduna yahay £ 130 oo keliya.