wargeyskadawan.com
Gabiley: Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dawladda Hoose Hirgelisay
Gabiley (Dawan): Madaxweyne ku-xigeenka jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray qaar kale-na dhagax dhigay mashaariic kala duwan oo ay dawladda hoose ee degmadda Gabiley ka hirgelisay…