wargeyskadawan.com
Oohinta Miyaa La Baahdaa?
Huteel aad uu yaab badan ayaa ku yaalla dalka Japan. Huteelkan ayaa lagu magacaaba huteelka oohinta Dumarka, waxaana uu leeyahay qol dumarka loo diyaariyay inay ku baroortaan.