wargeyskadawan.com
Shir-nabadeed Ka Furmay Degmada Saax-dheer Ee Gobolka Sool
Saax-dheer-(Dawan)-Waxa Gelinkii dambe ee Maanta Degmada Saax-dheer ka furmay Shir-nabadeed u dhexeeya Beelaha Walaalaha ah ee Hagar iyo Hayaag ee Dhulbahante. Labada Beelood oo uu Gogol nabadeed u…