wargeyskadawan.com
Degmada Arabsiyo oo laga Hirgeliyey Garoon ay Dhalinyaradda Degmadaasi ku Ciyaarto
Arabsiyo (Dawan)Guddoomiyaha degmada Arabsiyo Xamse Xaaji Xuseen Jaamac ayaa xadhiga ka jaray garoon cusub oo uu degmadaas ka hirgeliyay degmadaasi. Garoonkan oo ahaa mid ay dhalinyaradda degmadaas…