wargeyskadawan.com
Qaraxii Beyrut : Qaabka uu Dekaddaasi ku gaadhay Markabkii waday shixnada Halista ah
Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay in qaraxii weynaa ee burburiyay qeybo kamid ah caasimadda Beyrut uu ka dhashay 2,750 tan oo ah maadada ammonium nitrate, taasoo ku keydsaneyd dekadda magaaladaasi. Sh…