wargeyskadawan.com
 Somaliland : Mashruuc   lagu Taakulaynayo Bulshada Danyarta Ah oo la Daahfuray
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland ayaa daahfurtay barnaamij lagu taakuleynayo bulshadda nugulka ah ee reer Somaliland. Waxaana barnaamijkani oo ay wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha bulsha…