wargeyskadawan.com
Xisbiga Waddani oo Xukuumadda ugu Baaqay in loo gurmado Sallaxley
Hargeysa (Dawan) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay khasaare uu sababay Roob dabaylo watay oo Salaasadii Shalay ka da’ay Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex. Xoghayaha g…