wargeyskadawan.com
Agaasimeyaal Kormeeray Mashaariic Laga Hirgelinayo Caynaba
Caynaba (Dawan): Agaasimeyaasha guud ee wasaarradaha arrimaha gudaha, waxbarashada iyo caafiimaadka ee Somaliland ayaa maanta soo kormeeray mashaariic laga hirgelinayo magaaladda Caynaba. Waxaanay …