wargeyskadawan.com
Wasiirka Biyaha Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgeliyay Arabsiyo
Arabsiyo (Dawan): Wasiirka wasaradda Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maanta xadhiga ka jaray Ceel biyood Riigg ah oo laga hirgeliyay magaaladda Arabsiyo ee gobolka Gabiley. Ceel biyoo…