wargeyskadawan.com
Degdegu Natiijo Fiican Ma Keeno!
Markii la soo sheegay geerida aabahood oo ahaa nin maalqabeen safarna ku maqanaa, ayay ubadkiisuna isu diyaariyeen in xoolihii la dhaxlo. Wiilkii u weynaa ayaa ku yidhi yaynaan dhaxalka xoolaha ku…