wargeyskadawan.com
Taliyaha Booliska oo Sheegay in Baadhuhu Yahay Albaabka Caddaalada
Hargeysa (Dawan) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland sarreeya guuto Maxamed Aadan Saqadhi ayaa sheegay in albaabka caddaalada ee Qaranka laga gallo uu yahay Baadhaha, isla-markaana uu yahay qofka…