wargeyskadawan.com
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Waddo ay Hirgelisay Dawladda Hoose Ee Boorama
Hargeysa (Dawan)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa xadhiga ka jaray waddo ay hirgelisay dawladda hoose ee degmada Boorama. Waxaana munaasiba…