wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Waajib Faray Ciidanka Asluubta ee Xabsiga Hargeysa
Hargeysa (Dawan)-Guddoomiyaha maxkamadda racfaanka gobolka Maroodi-jeen Dr. Cali Suudi Diiriye, ayaa booqday islamarkana u kuurgalay xaaladda maxaabiista ku xidhan Xabsiga Hargeysa. Guddoomiyaha ma…